Laamanaha Australianka ah ee socdaalka mootada caalamka kumaraya oo Berbera yimi Feberuary 2006
|
|
|
|
|
map ka somaliland
|
Cistitaalka Magaalada Berbera ee gobolka saaxil
|
|
Sawiradan waa laga qaada goobo ka mid ah bilicda magaalada berbera ee aan ku noolahayiyo waliba dugsiga sare ee berbera bursade sidoo kale waxad aragtaan cisbitaalka magaalada iyoo walibameelkale oo dalka ka mid ah sida banaabaxayaasha reer burco ee maalintii caruurta aduunka 15/june/2005 ka dhacay magaalada burco caasimada labaad ee dalka somaliland
|
Photo:Dugsiga sare ee bursade secondery school eemagaalada berbera
|
|
Meelka kamid ah hawdka somaliland o ciid cas
|
Photo: My football accolades
|
|
|
|
|
|
|
|
Xeebta berbera meel u dhaw dekeda oo ay taalo burburkii dooni ka mid ah doonyihii dagaalka ee somalia waxa kaloo agyaala laash iyo dooni yar waxad ka dareemi kartaa xeebaha berbera doonyaha burburka ah ee daadsan oo dhawaan laga guri doono hadaba adigo ka shidaal qaadanaya sawiradan waa side bilicda berbera ? bal faalo ka bixi ? maxaad ka taqaan berbera iyo sida ay u eeegtahay sitekani kama hadlo berbera oo kaliya balse berbera waa meesha ninka siteka sameeyey deganyahay sidaa darteed ayaa berbera mudnaanta loo siiyey waa sidaa Hadaad hayso awiro muujinayaa dalka goboladiisa waad keeni kartaaa adiga oo kusoo dirayaa emailkan:-
suldaan14@yahoo.com
|
wixii aad dareentay daawashada sawirada kadib kusoo talooyinka emailkan suldaan14@yahoo.com
booqo buuga martida oo ku qor fikradaada sawirada dalka
|