Faalo Ku Kaabsan Koobka Ciyaaraha GoboladaSomaliland (2004)
Waa Sawiro la qaaday Koobkii gobolada somaliland ee ay ku guulaysatay xulka gobolka saanag kana adkaatay ciyaartii kama danbaysta ahay xulka gobolka togdheer kagana qaday koobki rigoorayaal ay guushu ku raacday sanaag waxay ahayd markii u horeysay ee laba gobol oo ka socday bariga dalku isugu yimaadaan finalka koobka gobolada somaliland sanadkii 2004 Waana koobkii uhoreeyey ee ay sanaag hanato koobka horyaalka g/somaliland kadib markii ay ku guuldaraysatay sanadkii hore waxaana ka qaaday isla gobolka togdheer oo isagu ah gobolka ugu final imashada badan gobolada dalka Haystan laba horyaal oo kuwo kubada ah gobolka saaxil isagu waxa uu kusoo hadahy wareegii koowaad oo ay ka adkaatay sanaag kana reebaty koobkii kadib markay ugu awood shaagtay 3:0 taas aan la filayn aad na looga naxay magaalada berbera gudaheeda gudoomiayaha ciyaaraha gobolka ayaa ku tilmaamay guuldaraa shil ku dhacay kooxda saaxil isla markaana badalay tababare cabdixakiin kobre oo ahaa tababaraha gobolka saaxil xiligaa kuna badalay maxamed biixi (JINAC)
Kooxda hargaysa ayaa iyaduna guuldaro lama filaan ah kala kulantay koobkaas balse iminka dib u habayn ku samyaysay kooxdeeda sanadkan 2005 waxa laga yaabaa in aan koob la qaban waayo waxa inagu soo fool leh DOORASHADII BARLAMAANKA oo ah midii udanbaysay ee ka dhacda dalka guud ahaanba iminka waxa socda ololihi diyaar garawga doorashada ee ay ku tartamayaan sedexda xisbi qaran Kulmiye Ucid Udub
Photo: My football accolades
Photo: My football accolades
Photo: My football accolades
Photo: My football accolades
Photo: My football accolades
Photo: My football accolades
Photo: My football accolades
Somalland Hotels
Waxa kow ka ah maansoor hotel amsador hotel minsing hotel kuwaas oo aad aragtaan bilicdooda iminak halkan maansoor iyo ambasadoor waa labada hotel ee ugu weyn magaalda hargaysa iyo dalka oo dhan
What do you think?
Please let me know by signing my guest book.